Cibaado

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Camal wanaagsan oo loo sameeyo in Ilaah loogu dhawaado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cibaado

ictikaaf | boorayso | cibaadeyso | ilaahcaabud | karaamo | toobadla'aan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg