cigid ld cifasho.
cigmid eeg cigan².
cignaan eeg cigan³. ld cignaansho.
cignaansho ld cignaan.
cigo ld cifo.
ciid1 1. Dhulka qaybtiisa sare ee dhirtu ka baxdo oo ka samaysanta dhagxaan ay dabeel, qorrax iwm burburiyeen; carro. 2. ld iid 1. Maalin ay ummad qaddariso oo hawlaha laga nasto. ciid2 Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid². ciidaggale Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.
ciidami U c.: qof, cid hawl u qabasho.
ciidamin eeg ciidami.
ciidan1 1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!. ciidan2 U c.: qof, cid u gargaarid. ciidannimo Ciidan ahaansho (qof).
ciidansad ld ciidansasho.
ciidansasho eeg ciidanso. ld ciidaansad, ciidaansi.
ciidansi ld ciidansasho.
ciidanso Cid ciidan ka dhigasho.
ciidanxumaan eeg ciidanxun. ld ciidanxumaansho, ciidanxumi, ciidanxumo.
ciidanxumaansho ld ciidanxumaan.
ciidanxumi 1. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.
ciidanxumo ld ciidanxumaan.
ciidanxun 1. Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho. 2. Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
ciidanyari ld ciidanyaro.
ciidanyaro Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan ciidan ku filan haysan. ld ciidanyari.
ciiddaggale ld ciidaggale.
ciidee Wax ciid ku shubid.
ciideyn eeg ciidee.
ciidid eeg ciid². ld iidid.
ciidmaris Hab loo ciqaabo qofka hanadu gasho (herin).
ciidmid eeg ciidan².
page : 67 of 95
<< < 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 > >>