Ciidan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.

Ciidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

U c.: qof, cid u gargaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciidan

aaladee | kaabul | raacdo | raaciye | gaagurre | qaa'id | urur | alifle | anaakici | askari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg