Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
ciifo  Uurkutaallo. ld ciil¹.
ciiji  ld ceeji.
ciijin1  ld ceejin. ciijin2  (baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku. ciijiye-weyne  (baay.) Unug ballaadhan oo ciijiye ah, oo caadi ahaan laga helo nudaha soo saara unugyada dhiigga.
ciil1  Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo. ciil2  Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid. ciilbax  Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
ciilbeel1  ld ciilbeelid. ciilbeel2  Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho. ciilbeelid  eeg ciilbeel. ld ciilbeel¹.
ciilbixid  eeg ciilbax.
ciilcun1  ld ciilcunid. ciilcun2  Muddo badan ciil qabid. ciilcunid  eeg ciilcun². ld ciilcun¹.
ciildibbir1  Ciilbadan. ciildibbir2  Ciil badan dareemid. ciildibbirid  eeg ciildibbir².
ciilid  eeg ciil².
ciilkambi1  ld ciilkambiyid. ciilkambi2  1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho. ciilkambin  ld ciilkambiyid.
ciilkambiyid  eeg ciilkambi². ld ciilkambi¹, ciilkambin.
ciillan  1. Wax ciil hayo ahaansho. 2. ld cillan.
ciillanaad  ld cillanaad.
ciillanaan  1. eeg ciillan. 2. ld cillanaan. ld ciillanaansho.
ciillanaansho  ld Ciillanaan; cillanaan.
ciilqab1  1. Uurxumo. 2. ld ciilqabid. ciilqab2  U c.: uurxumo dareemid. ciilqabid  eeg ciilqab². ld ciilqab¹ (2).
page : 68 of 95
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>

 

Exit mobile version