shiro1 1. Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah. 2. Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3. ld shirayn. shiro2 Meel daloosha awdasho. shiroobo ld sharoobo.
shirqool1 Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo. shirqool2 Cid shirqool u samayn. shirqoolan1 Wax shirqool galay noqosho. shirqoolan2 Wax la shirqoolay ahaansho. shirqoolid eeg shirqool².
shirqoolmid eeg shirqoolan¹.
shirrab1 ld sharrib¹. shirrab2 ld sharrib². shirrabaad ld sharribid.
shirraban1 ld sharriban¹. shirraban2 ld shar-riban². shirrabasho ld sharribasho.
shirrabid ld sharribid.
shirrabmid ld sharribmid.
shirrabnaan ld sharrabnaan.
shirrabnaansho ld sharrabnaan.
shirrabo ld sharribo.
shirsan Wax shir isugu yimid ahaansho.
shirsanaan eeg shirsan. ld shirsa-naansho.
shirsanaansho ld shirsanaan.
shirweyne Kulan wufuud badani issugu yimaadaan oo ka wada hadlaan arrimo muhiim ah oo wejiyo badan leh.
shishac Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal. shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.
shishayn eeg shishee. shishe s. Meel durugsan.
shishee Wax durugsan noqosho.
shisheeye 1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal uusan u dhalan.
shisheeye-naceyb (c.naf) Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.
shisheeynimo Shisheeye ahaansho.
page : 74 of 118
<< < 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 > >>