Shirqool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo.

Shirqool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Cid shirqool u samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirqool

dabinqool | maleeg | shirqoolan | shirqoolan | shirqoolid | shirqoolmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg