Shiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah. 2. Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3. ld shirayn.

Shiro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Meel daloosha awdasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiro

bashiishiro | bucshiro | fur | sharoobo | shirayn | shirayso | shiree | shiroobo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg