hormarin eeg hormari. ld hormaris, horummarin.
hormaris ld hormarin.
hormarsad ld hormarsasho.
hormarsasho eeg hormarso. ld hormarsad, hormarsi.
hormarsi ld hormarsasho.
hormarso Wax hore u qadimasho.
hormayn eeg hormee.
hormee 1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.
hormo 1. ld Horin; ormo. 2. ld horayn.
hormoggal (xis.) Isku xiridda saddex ama dhowr kutirsane oo uu u dhexeeyo xisaabfal labaale (*), taas oo natiijada aan ku xirnayn sida loo kooxeeyo lammaneyaasha kutirsaneyaal. Isugeynta iyo iskudhufashadu waa xisaabfallo hormoggala, kalagoynta iyo isuqaybintuna ma hormoggalaan.
hormoon (baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
hormosalaad1 Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹. hormosalaad2 Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan². hormosalaadid eeg hormosalaad². ld qamaamid.
hormuud 1. Qof kulliyad, machad iwm madax u ah. 2. Qof xeerbeegti garwadeen u ah. 3. Madax, hogaamiye.
hornaan eeg horan. ld hornaansho.
hornaansho ld hornaan.
hornaq (c.cimi.) Waqti xagaaga ama jiilaalka ah marka qorraxdu dul joogto barta ugu fog woqooyiga ama koonfurta badhaha.
horniin ld horayn.
horo Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
horog Midab madow oo xooluhu qaarka hore ku yeeshaan.
horor1 H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata. horor2 Xoog wax ku qaadasho. hororid eeg horor².
horraan H.kiisa, h.keeda. ld horraanti.
horraanti ld horraan.
horrad 1. H. ah: neef dhalay oo xeradii ilmuhu ugu jireen u cararaya. 2. ld horrasho.
horrasho eeg horro. ld horrad (2).
horrayn eeg horree.
horraysii Wax dhanka hore xijin.
page : 79 of 93
<< < 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 > >>