Horo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horo

fiid-horor | fiid-horor | fiid-hororid | haw | horasho | horog | horor | horor | hororid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg