hormosalaad
(m.l)Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.
hormosalaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hormosalaad ↴
hormosalaadid [m.dh]
eeg hormosalaad². ld qamaamid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg