Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: herso
dhabbaggal2  U dh.: arrin u kuur gelid. dhabbaggelid  eeg dhabbaggal². ld dhabbaggal¹ (2).
dhabbaqayn  eeg dhabbaqee.
dhabbaqee  Cid gardarro kula kicid.
dhabbaqo  Gardarro.
dhabbaqoo  Ku dh.: gardarro ku kicid.
dhabbaqood  eeg dhabbaqoo.
dhabbar  Bartamaha habeenka.
dhabbayn  eeg dhabbee.
dhabbe  Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
dhabbee  1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
dhabbicid  eeg dhabbac². ld dhabbac¹ (2).
dhabbis1  ld dhabbisid. dhabbis2  1. Is dh.: wax hurda iska dhigid. 2. U dh.: wax u qabasho. dhabbisid  eeg dhabbis². ld dhabbis¹.
dhabbo  ld dhabbe.
dhabcaal1  Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal. dhabcaal2  Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad. dhabcaalad  ld dhabcaal².
dhabcaalnimo  Dhabcaal ahaansho.
dhabcaan  ld dhabcan.
dhabcan  Xaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan.
dhabdarro  Gardarro.
dhabdarroo  Ku dh.: cid dhabdarro kula kicid.
dhabdarrood  eeg dhabdarroo.
dhabee  Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
dhabeel  Naag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
dhabeelnimo  Dhabeel ahaansho.
dhabeeloobid  eeg dhabeelow.
dhabeelow  Dhabeel noqosho.
page : 84 of 218
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>

 

Exit mobile version