Dhabcaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.

Dhabcaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhabcaal

bakhayl | dhabcaalad | dhabcaalnimo | gacan-adag | muudal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg