silacsanaan eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.
silacsanaansho ld silacsanaan.
silci Cid silac gayeysiin; saxariirin.
silcid eeg silac².
silcin eeg silci. ld silcis.
silcis ld silcin.
silic ld silac¹.
silicdilyayn eeg silicdilyee. ld silacdilyayn, silicdilyo.
silicdilyee Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.
silicdilyo Si nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.
silicsan ld silacsan.
silicsanaan ld silacsanaan.
silicsanaansho ld silacsanaan.
silif Caraf ka soo baxda cunto la karinayo.
silifsasho eeg silifso.
silifso Wax urkiisa sanka la raacid.
silig Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.
siligle Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.
siliglee Si siligle ah u ordid (geel).
siligleyn egg siliglee. ld siligleys.
siligleys ld siligleyn.
silikeyt (kiim.) Iskudhisyo tiro badan oo leh ayoonno bireed iyo iskudhisyo silikon-ogsijiin oo kakan. Silikeytyo badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhagaxda iyo macdanta.
siliq Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
siliqle Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.
siliqlee Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).
siliqleyn eeg siliqlee. ld siliqleys.
siliqleys ld siliqleyn.
siliqsad ld siliqsasho.
siliqsasho eeg siliqso. ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.
siliqsi ld siniqsi.
page : 90 of 118
<< < 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 > >>