Siliq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siliq ↴
siliqle | siliqlee | siliqleyn | siliqleys | siliqsad | siliqsasho | siliqsi | siliqso | siniqsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg