Silig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silig

taar | waayir | cirfiidad | kelbed | maggarafoon | reyte | shabag | shareero | siligle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg