majarrogo ld manjarrogo.
majarroor1 ld manjarroorid. majarroor2 ld manjarroor². majarroori ld manjarroori.
majarroorid ld manjarroorid.
majarroorin ld manjarroorin.
majarroorsan ld manjarroorsan.
majarroorsanaan ld manjarroorsanaan.
majarroorsanaansho ld manjarroorsanaan.
majasaar1 ld manjasaar¹. majasaar2 ld manjasaar². majasaarid ld manjasaarid.
majasuux1 ld manjasuux¹. majasuux2 ld manjasuux². majasuuxi ld manjasuuxi.
majasuuxid ld manjasuuxid.
majasuuxin ld manjasuuxin.
majasuuxsan ld manjasuuxsan.
majasuuxsanaansho ld manjasuuxanaan.
majaxaabi ld manjaxaabi.
majaxaabin ld manjaxaabin.
majaxaabis ld manjaxaabin.
majaxaabo ld manjaxaabin.
majeerad ld majeerasho.
majeerasho eeg majeero. ld majeerad.
majeero 1. Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho. 2. Wax ku dhaygagid.
majiir1 ld majiirid. majiir2 1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. 2. (-rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro. majiir3 1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan. 3. Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. majiirad ld majiirasho.
page : 1012 of 1584
<< < 1007 1008 1009 1010 1011 1012 1013 1014 1015 1016 1017 > >>