Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dambeeto
mayran1  1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid. mayran2  Wax la mayray ahaansho. mayraq  Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
mayraqsan  Qof aad u jilicsan ahaansho.
mayraqsanaan  eeg mayraqsan. ld mayraqsanaansho.
mayraqsanaansho  ld mayraqsanaan.
mayrasho  eeg mayro².
mayrax  Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.
mayraxsad  ld mayraxsasho.
mayraxsasho  eeg mayraxso. ld mayraxsad, mayraxsi.
mayraxsi  ld mayraxsasho.
mayraxso  Mayrax diirasho.
mayricid  ld mayracid.
mayrid  eeg mayr². ld mayrniin.
mayrmid  eeg mayran¹.
mayrnaan  eeg mayran². ld mayrnaansho.
mayrnaansho  1. eeg mayrnow. 2. ld mayrnaan.
mayrniin  ld mayrid.
mayrnow  Wax la maray noqosho.
mayro1  Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹. mayro2  1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof). mayruuf1  Daal iyo rafaad. mayruuf2  Daal iyo rafaad la kulmid. mayruufi  Daal iyo rafaad badid (nafley).
mayruufid  eeg mayruuf². ld mayruufis².
mayruufin  eeg mayruufi. ld mayruufis¹.
mayruufis1  ld mayruufin. mayruufis2  ld mayruufid. maysiiliyam  (bot.) Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.
maytokondoriya  (baay.) Dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.
page : 1055 of 1584
<< < 1050 1051 1052 1053 1054 1055 1056 1057 1058 1059 1060 > >>

 

Exit mobile version