Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
mergis  ld merjin.
mergo1  ld margo¹. mergo2  ld margo². meriid  ld mariid.
merji  Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi², mirgi, mirji.
merjin  eeg merji. ld margin, margis, marjin, marjis, mergin, mergis.
merjis  ld merjin.
meryaad1  ld maryaadid. meryaad2  ld maryaad². meryaadi  ld maryaadi.
meryaadid  ld maryaadid.
meryaadin  ld maryaadin.
meryaadis  ld maryaadin.
mesder  ld masdar.
meseggo  Nooc badarka ka mid ah, midabbo badan leh, galleyda ka yaryar geedkeedu dusha sare sabuul kuusan oo soo godan ku leh, aadna nafaqo u leh. ld masaggo.
mesel1  ld masal¹. mesel2  ld masal². meselid  ld masalid.
metafisikis  (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falsafadda ee la xiriirta aragtiya wixii jira, iyo sidii aan ku aqoon lahayn in uu jiro.
metasoowa  (baay.) Boqortooyo hoosaad xayawaanka ka tirsan oo jidhkoodu ka samaysan yahay unugyo farabbadan oo nudo u kooxooba, kuwaas oo uu xidhiidhiyo habdhiska dareenwadku. Waxa ka mid ah dhammaan lafdhabarleyda iyo lafdhabarla'da marka laga reebo borotosoowaha iyo boorifeera (Isboonjiyaasha).
metel1  ld masal¹. metel2  ld masal². metelid  ld masalid.
meyd  1. Qof naftii ka dhacday oo aan weli la xabaalin. 2. M. ah: qof karti yar oo aan wax qabsan karin.
meygaag  (meygaag, m.dh) 1. Geed-abaareed weyn oo laf adag oo dhuxul aad u madow oo wanaagsan leh. 2. Geed-abaareed weyn oo aan qodax lahayn oo qoryihiisa weelasha lagu cusho.
meyoosis  (baay.) Nooc ka mid ah qaybsanka unugga, kaas oo soo saara afar unug taran, mid kastaana uu wato tirada koromosoomyada unugga waalidka.
meytakaal1  Xus loo sameeyo dad dhintay. meytakaal2  Dad dhintay xusid. meytakaalasho  eeg meytakaalo.
meytakaalid  eeg meytakaal².
page : 1062 of 1584
<< < 1057 1058 1059 1060 1061 1062 1063 1064 1065 1066 1067 > >>

 

Exit mobile version