Meyd

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Qof naftii ka dhacday oo aan weli la xabaalin. 2. M. ah: qof karti yar oo aan wax qabsan karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meyd

raarbiyood | xabaalfure | aas | beeyo | daalalli | gudbis | janaaso | kafan | mood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg