Meseggo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc badarka ka mid ah, midabbo badan leh, galleyda ka yaryar geedkeedu dusha sare sabuul kuusan oo soo godan ku leh, aadna nafaqo u leh. ld masaggo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meseggo

uguf | baroor | baroori | barooro | biif | boqondhaw | bushle | caaneeye | caarooti | caddood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg