Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
miirrif  Marakudheg.
miirsad  ld miyirsasho.
miirsasho  ld miyirsasho.
miirsi  1. Quursi. 2. ld miyirsasho.
miirsidiid  M. ah: ruux xumo diidnimo ku sifoobay.
miirsidiidnimo  Miirsidiid ahaansho.
miirso  ld miyirso.
miis1  1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha. 2. Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn. 3. Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid. miis2  Cunto beegid. miisaali  Qof door ah. ld miitaali.
miisaaman  1. Wax la miisamay ahaansho. 2. Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.
miisaamasho  eeg miisaamo. ld miisaanasho.
miisaamid  eeg miisaan². ld miisaanid.
miisaamo  Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.
miisaan1  1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab. miisaan2  Miisaan wax ku cabbirid. miisaanan  ld miisaaman.
miisaanasho  ld miisaamasho.
miisaanid  ld miisaamid.
miisaaniyad  (dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo.
miisaannaan  eeg miisaaman. ld miisaannaansho.
miisaannaansho  ld miisaannaan.
miisaano  ld miisaamo.
miisad  Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis¹ (1).
miisan  Wax la miisay ahaansho.
miisasho  eeg miiso.
miisgool  Miis wareegsan oo fadhiga la dhigto.
miishaar1  ld miinshaar¹. miishaar2  ld miinshaar². miishaaree  ld miinshaaree.
page : 1071 of 1584
<< < 1066 1067 1068 1069 1070 1071 1072 1073 1074 1075 1076 > >>

 

Exit mobile version