Miisad

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Qalab ka sameysan alwaax, bir, iwm fidsan oo lugo uu ku taagnaado leh oo siyaalo kala duwan guryaha iyo xafiisyada loogu isticmaalo. ld miis¹ (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miisad

saabaan | miis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg