Miisaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab.
Miisaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay/-aanay, -antay; -aami)Miisaan wax ku cabbirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miisaan ↴
waafi | baraf-dhagax | cabbir-dhuleed | ciir | culaab | culus | dhuti | farmi | gaasir | gaasir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg