Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
mukhuursanaan  ld maquursanaan.
mukhuursanaansho  ld maquursanaan.
mukul  Daruur madow oo meel fog ka da'aysa.
mukulaal  basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;
mukulaalduureed  (mukulaalduureed, m.l) Mukulaal duur ku nool ah.
mukulaalsabaad  (mukulaalsabaad, m.l) Mukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.
mukur  Isyeelyeel qabweyni ku jirto.
mulac  Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
mulacyayn  eeg mulacyee. ld mulacyays.
mulacyays  ld mulacyayn.
mulacyee  Socod laalaabasho ah samayn.
mulbi  Wax tuugo ku dhammayn.
mulbin  eeg mulbi. ld mulbis.
mulbis  ld mulbin.
mulbisasho  eeg mulbiso.
mulbiso  1. Wax dhammaysasho. 2. Wax tuugo ku dhammaysasho.
muldhi  1. Wax diirka sare ka fujin. 2. Cid huga ka wada qaadid. 3. Timo madax ka wada xiirid.
muldhin  eeg muldhi.
muldhisan  Wax la muldhiyey ahaansho.
muldhisasho  eeg muldhiso.
muldhisnaan  eeg muldhisan. ld muldhisnaansho.
muldhisnaansho  ld muldhisnaan.
muldhiso  1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.
muleemi  Wax wada qaadasho, iyada oo aan in yarna laga reebin.
muleemin  eeg muleemi. ld muleemis.
muleemis  ld muleemin.
mulki1  1. Maal aad u badan. 2. Hantida qof leeyahay. ld milki¹. mulki2  Hanti la wareegid. ld milki². mulkiyid  eeg mulki². ld milkiyid.
mullaax  1. Xuubabka mayraxda kaa ugu jilicsan oo geedka laftiisa adag xiga. 2. Dhuub kasta oo sida mullaaxda u jilicsan.
page : 1096 of 1584
<< < 1091 1092 1093 1094 1095 1096 1097 1098 1099 1100 1101 > >>

 

Exit mobile version