Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: meereysan
suurid eeg suur³.
suurid (1) eeg suur.
suurin eeg suuri².
suuris-jiilaal 1. (bot.) Habaynta qaybaha ruqurka ubaxa, gaar ahaan laacayaasha iyo malaacayaasha. 2. (c.nafl.) Xaalad firfir-cooni la'an ah oo ay xayawaanka qaarkii gelaan xilliyada abaartu dheeraato iyo kulaylka. Waxa kale oo hoos u dhaca quudashada, neefsiga iyo dhaqdhaqaaqaya-da kale ee jidhka.
suuro (1) Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
suuro (2) Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
suuroo Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
suuroobid eeg suurow². ld suurtoobid.
suurood eeg suroo.
suurow (1) Awood. ld suurtow¹.
suurow (2) Wax dhici kara noqosho. ld suurtow².
suursan Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.
suursanaan eeg suursan. ld suur-sanaansho.
suursanaansho ld suursanaan.
suurtaggal (1) ld suuraggal¹.
suurtaggal (2) ld suuraggal².
suurtaggeli ld suuraggeli.
suurtaggelid ld suuraggelid.
suurtaggelin ld suuraggelin.
suurtoobid ld suuroobid.
suurtow (1) ld suurow¹.
suurtow (2) ld suurow².
suus (1) 1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.
suus (2) (daaw.) Bololid iyo jajabid ilko ama lafo.
suusac (1) ld suusuc¹.
suusac (2) ld suusuc².
suusaci ld suusuci.
suusacid ld suusucid.
suusacin ld suusucin.
suusacsan ld suu-sucsan.
<< < 111 112 113 114 115 116 117 118 > >>

 

Exit mobile version