Suuroo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuroo ↴
suuroobid | suurood | suurtoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg