Suuro

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.

Suuro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, - ratay)

Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuro

casuuro | qayb-xareedayn | suurasho | suuroo | suuroobid | suurood | suurow | suurow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg