oroh ld oraah.
oroob (1) Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba.
oroob (2) Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil.
orrax ld qorrax.
orraxayn ld qorraxayn.
orraxaysad ld qorraxaysasho.
orraxaysan ld qorraxaysan.
orraxaysi ld qorraxaysasho.
orraxaysnaan ld qorraxaysnaan.
orraxaysnaansho ld qorraxaysnaan.
orraxayso ld qorraxayso.
orraxee ld qorraxee.
orri ld ori.
orrin ld orin.
orris ld orin.
ortamid eeg ortan².
ortan (1) Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.
ortan (2) Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
oslan Lax wax sifid u baahan ahaansho.
oslanaan eeg oslan. ld oslanaansho.
oslanaansho ld oslanaan.
oslid eeg osol². ld asool¹, asoolid, osol¹.
osol (1) ld asoolid.
osol (2) ld asool².
otomaatig Matoor keligiisa is wada.
owlaan (muus.) Reeme laga yaqaan degaanka u dhexeeye labada webi.
q (qa') Xarafka lix iyo tobnaad ee alifka soomaaliga oo shibbane ah.
qaa'id Qof ciidan hoggaamiya.
qaab (1) 1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
qaab (2) ld qaabi.
<< < 1152 1153 1154 1155 1156 1157 1158 1159 1160 1161 1162 > >>