Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
shiil3  1. Subag ama saliid kulul wax ku bislayn. 2. Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid. shiilamadow  Dhagax midab madow leh oo aad u adag. ld shiilmadow.
shiilan  Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
shiilasho  eeg shiilo.
shiilayn  eeg shiilee.
shiilaysad  ld shiilaysasho.
shiilaysan  ld shiilan.
shiilaysasho  eeg shiilayso. ld shiilay-sad, shiilaysi.
shiilaysi  ld shiilaysasho.
shiilaysnaan  ld shiilnaan.
shiilaysnaansho  ld shiilnaan.
shiilayso  Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
shiilcad  (jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.
shiilee  Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
shiilid  eeg shiil². ld shiillimaad, shiil-niin.
shiillimaad  Shiilidda wax la shiilo. ld shiilid.
shiilmadoobe  Dhagax madow oo marka laysku dhufto habeenkii dab ka baxo.
shiilmadow  ld shiilamadow.
shiilnaan  eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
shiilnaansho  ld shiilnaan.
shiilniin  ld shiilid.
shiilo  1. Subag ama saliid wax ku bislaysasho. 2. Burcad-dhalaalsasho.
shiimo  1. Sh. ah: meel kayn ah. 2. Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.
shiin  Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah.
shiiq  1. Xumbo hoos u dhicid. 2. Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
shiiqid  eeg shiiq.
shiiqiye  (baay.) Hiddo barasho ahaan, sharaxaadda aliil, kaas oo awood badan leh marka laba aliil oo kala duwan oo hiddoside laga helo unugyo noole. Tusaale ahaan: dhererka geed salbuka ah waxa xukuma laba aliil, dheer (T) iyo cillinnimo (t). Marka labadooduba ay jiraan (Tt), taas macnaheedu waxa weeye, haddii ay unugyadu kala kaa-nyihiin, geedku wuu dheeryahay, maadaa-me “T” ay tahay shiiqiye “t”na ay tahay shiiqsane.
shiiqsad  ld shiiqsasho.
shiiqsane  (baay.) Aliil aan awood badan lahayn, marka laba aliil oo kala duwan laga helo unugyada noole.
shiiqsasho  eeg shiiqso. ld shiiqsad, shiiqsi.
page : 1352 of 1584
<< < 1347 1348 1349 1350 1351 1352 1353 1354 1355 1356 1357 > >>

 

Exit mobile version