Shiiq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Xumbo hoos u dhicid. 2. Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiiq ↴
ubaxley | oksiin | aliil | dallac | fashiiq | hitrosaygas | isku-kaan | mashiiqsasho | mashiiqsi | mashiiqso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg