Shiiqsane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(baay.) Aliil aan awood badan lahayn, marka laba aliil oo kala duwan laga helo unugyada noole.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiiqsane

aliil | isku-kaan | shiiqiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg