Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
siran2  Ku s.: wax khatalmay ahaansho. sirasho  eeg siro.
sirdil  Cid si khayaamo ah wax u yeelid. ld sirdilyee, sirkudilyee, sirutibyee.
sirdilid  eeg sirdil. ld sirlilyayn, sirdilyo, sirkudilyayn, sirkudilyo.
sirdilyayn  ld sirdilid.
sirdilyee  ld sirdil.
sirdilyo  Waxyeelidda si khayaamo ah cid wax loo yeelo. ld sirdilid.
sirgacamid  ld sirgaxmid.
sirgacan1  ld sirgaxan¹. sirgacan2  ld sir-gaxan². sirgacnaan  ld sirgaxnaan.
sirgacnaansho  ld sirgaxnaan.
sirgax1  1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac. sirgax2  Wax qalloocin. sirgaxan1  Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹. sirgaxan2  Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan². sirgaxid  eeg sirgax². ld sirgixid.
sirgaxmid  eeg sirgaxan¹. ld sirga-camid.
sirgaxnaan  eeg sirgaxan². ld sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.
sirgaxnaansho  ld sirgaxnaan.
sirgixid  ld sirgaxid.
sirid  eeg sir².
siriq1  Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora. siriq2  Il xarig isku roorid. siriqsan  1. Wax dhuunta xarig looga rooriyey ahaansho (nafley). 2. Xarig siriq leh ahaansho.
siriqsanaan  eeg siriqsan. ld siriq-sanaansho.
siriqsanaansho  ld siriqsanaan.
siriqsasho  eeg siriqso.
siriqso  Xarig siriq u yeelasho.
sirir1  Nafley la ceejiyey wareerka iyo xanuunka ka gaara ee ay la indhacaddayso.
page : 1377 of 1584
<< < 1372 1373 1374 1375 1376 1377 1378 1379 1380 1381 1382 > >>

 

Exit mobile version