siran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Ku s.: wax khatalmay noqosho.
siran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siran ↴
fasiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.
gaasiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay, -rmi)
Wax gaasir ah noqosho.
gaasiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax gaasir ah ahaansho.
sirmid [m.f.dh]
eeg siran.
sirnaan [m.f.dh]
eeg siran. ld sirnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg