tababbarnaansho ld tababbarnaan.
tabac (1) ld tacbid.
tabac (2) ld tacab².
tabadiin ld tebediin.
tabakar Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
taban Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.
tabane 1. (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan-yihiin. 2. (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
tabantaabi Cid u gargaarid; kaalmayn.
tabantaabin eeg tabantaabi. ld taban-taabo.
tabantaabo ld tabantaabin.
tabar Xoog; itaal. ld tabaro, tamar, tamaro.
tabaraysad ld tabaraysasho.
tabaraysasho eeg tabarayso. ld tabaraysad.
tabarayso Tabar yeelasho.
tabardarrayn eeg tabardarree.
tabardarree Itaal yaro dareemid.
tabargab (1) ld tabargabid.
tabargab (2) Wax tabar beelid.
tabargabid eeg tabargab². ld tabar-gab¹.
tabargal (1) ld tabargelid.
tabargal (2) Qof ciidamin kara noqosho.
tabargelid eeg tabargal². ld tabargal¹.
tabaro ld tabar.
tabarruc (1) Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.
tabarruc (2) Ku t: cid wax ku deeqid.
tabarrucid eeg tabarruc².
tabaryar Cid aan tabar lahayn ahaansho.
tabaryaraan eeg tabaryar. ld tabaryaraansho, tabaryari.
tabaryaraansho ld tabaryaraan.
tabaryari ld tabaryaraan.
<< < 1403 1404 1405 1406 1407 1408 1409 1410 1411 1412 1413 > >>