Tabaryar
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Cid aan tabar lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabaryar ↴
caajis | tabaryaraan | tabaryaraansho | tabaryari | cusko | dhacdhac | dhacdhac | laciif | sarkadhaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg