Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fullaacsan
takhaatir eeg takhtar. ld dhakhaatiir.
takhallus Ka t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.
takhallusid eeg takhallus.
takhantakhayn eeg takhantakhee. ld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.
takhantakhee Cid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tukhuntukhee, tukhuntukhi.
takhantakhi ld takhan-takhee.
takhantakhin ld takhantakhayn.
takhantakho Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun-tukho.
takhantakhoo Qof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.
takhantakhood eeg takhantakhoo. ld tukhuntukhood.
takhasus (1) ld takhasusid.
takhasus (2) Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.
takhasusid eeg takhasus². ld takhasus¹.
takhid eeg takh². ld takh¹.
takhsiir (1) Ganaax, ciqaab.
takhsiir (2) Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
takhsiirid eeg takhsiir².
takhtad Alwaax sida santuuqa u samaysan oo alaabta la dhoo-finayo lagu rido.
takhtar (1) Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
takhtar (2) Cid daawayn.
takhtaran Daawaysan.
takhtarnaan eeg takhtaran. ld takhtarnaansho.
takhtarnaansho ld takhtarnaan.
takhtarnimo Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo.
takhti T. ah: shay aan wax kale ku labnayn; saafi.
taki ld kati.
takoor (1) 1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.
takoor (2) (bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
takoor (3) Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.
takooran Qof la takooray ahaansho.
<< < 1410 1411 1412 1413 1414 1415 1416 1417 1418 1419 1420 > >>

 

Exit mobile version