Takoor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.


Takoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.


Takoor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takoor

faquuq | faquuq | faquuqan | fongor | harimo | karantiin | midabfaquuq | midabtakoor | midabtakoor | midabtakoorid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg