Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mudniin
tigtigasho  eeg tigtigo.
tigtigid  eeg tigtig². ld tigtig¹.
tigtignaan  eeg tigtigan. ld tigtig-naansho.
tigtignaansho  ld tigtignaan.
tigtigo  Weel iwm xarig ku dhuujin.
tii1  kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”. tii2  Qodobka 'ta'oo noqda 'tii'kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”. tii3  ld tiisa². tiic  Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
tiici  Cid luudin.
tiicid  eeg tiic.
tiicin  eeg tiici. ld tiicis.
tiicis  ld tiicin.
tiico  Jaad ama nooc geedaha ka mid ah.
tiif1  Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto. tiif2  Wax sarsarid. tiifid  eeg tiif².
tiifowga maqaarka  (daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku-daran.
tiig  1. Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro. 2. ld tiigsahso.
tiigaal  ld tiigsasho.
tiigasho  eeg tiigo.
tiigo  1. Cid socod ku fogaansho. 2. Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.
tiigsad  ld tiigsasho.
tiigsasho  eeg tiigso. ld tiig (2), tiigaal, tiigsad, tiigsi.
tiigsi  ld tiigsasho.
tiigsin  1. Ul weyn oo dheer. 2. ld tiig¹.
tiigso  Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
tiil1  Daal iyo xoog aan jirin oo la iska doono. tiil2  Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin. tiilid  eeg tiil².
page : 1436 of 1584
<< < 1431 1432 1433 1434 1435 1436 1437 1438 1439 1440 1441 > >>

 

Exit mobile version