Tii
Qaabnaxa: mu.ac.dh Isrogrogga:kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
Tii
Qaabnaxa: q.dh Isrogrogga: (-tii)Qodobka 'ta'oo noqda 'tii'kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
Tii
Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tii)ld tiisa².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tii ↴
aakib | daaddeg | ibitiiliyam | laac | laal | laatiin | nabad | udub | ugu hooseeye | urugo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg