Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mudniin
tillaabi  ld tallaabi.
tillaabid  ld tallaabid.
tillaabin  ld tallaabin.
tillaabis  ld tallaabin.
tillaabo  ld tallaabo.
tillaabsad  ld tallaabsasho.
tillaabsasho  ld tallaabsasho.
tillaabsi  ld tallaabsasho.
tillaabso  ld tallaabso.
tilmaaman  1. Wax la tilmaamay ahaansho. 2. Wax, wax caan ku ah ahaansho.
tilmaame1  Tusma-bixiye, horkace, wade. tilmaame2  (kiim.) Iskudhis si geddisme ah u beddela midabka, kaas oo ku xiran, PH-ka milanka uu ku milanyahay. Mitimsyada ogsidhayn yareyntu waxay u baahan yihiin tilmaa-mayaal gaar ah. tilmaame3  (nax.) Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa. tilmaamid  eeg tilmaan². ld tilmaanid.
tilmaamnaan  eeg tilmaaman. ld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til-maansanaansho.
tilmaamnaansho  ld tilmaamnaan.
tilmaan1  Calaamad muhim ah oo wax lagu garto. 2. Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon. tilmaan2  1. U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid. 2. Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin. tilmaanid  ld tilmaamid.
tilmaansad  ld tilmaansasho.
tilmaansan  ld tilmaaman.
tilmaansanaan  ld tilmaamnaan.
tilmaansanaansho  ld tilmaamnaan.
tilmaansasho  eeg tilmaanso. ld til-maansad.
tilmaanso  1. Wax tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho.
timaaddo1  Wax mustaqbalka dhici doona. timaaddo2  (nax.) Ammin faleed tilmaama fal aan weli dhicin. timajarid  Habka timaha loo jaro ama loo qurxiyo. ld timajar.
timanaagoodle  Jaad cawska ka mid ah.
timaxiir  ld timaxiirid.
page : 1439 of 1584
<< < 1434 1435 1436 1437 1438 1439 1440 1441 1442 1443 1444 > >>

 

Exit mobile version