Tilmaaman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

1. Wax la tilmaamay ahaansho. 2. Wax, wax caan ku ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tilmaaman

naynaasan | neef | tilmaamnaan | tilmaansan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg