Timaaddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax mustaqbalka dhici doona.

Timaaddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(nax.) Ammin faleed tilmaama fal aan weli dhicin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga timaaddo

caado-immaansho | yeer | bas | dabaylwac | istijoo | laba-iyo-tobanle | magaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg