Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dambeeto
tuulimaad-mool  (jool.) Maatarka adag ee daboola gebiska gobolka ugu hooseeya ee badda.
tuulnaan  ld tuurnaan.
tuulnaansho  ld tuurnaan.
tuulo  Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal.
tuumi  Wax meel ku uruurin.
tuumin  eeg tuumi. ld tuumis.
tuumis  ld tuumin.
tuunsamid  eeg tuunsan¹.
tuunsan1  Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho. tuunsan2  Wax meel ku uruuray noqosho. tuunsanaan  eeg tuunsan². ld tuunsanaansho.
tuunsanaansho  ld tuunsanaan.
tuunsasho  eeg tuunso. ld tuunsi.
tuunsi  ld tuunsasho.
tuunso  Wax meel ku uruursasho.
tuuqsad  ld tuuqsasho.
tuuqsasho  eeg tuuqso. ld tuuqsad, tuuqsi.
tuuqsi  ld tuuqsasho.
tuuqso  Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
tuur  1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
tuur1  1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹. tuur2  1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho. tuur3  Wax meel tubid. ld tuul². tuuran  Wax gacanta lagu gamay ahaansho.
tuuran1  Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan. tuurasho  eeg tuuro.
tuurbarbaar  ld tuurfaahis.
tuurfaahis  Nooc ka mid ah cawska rarada laga sameeyo. ld tuurbarbaar.
tuurid  eeg tuur. ld tuuris, tuurniin.
tuurid1  eeg tuur³. ld tuulid, tuurniin.
page : 1459 of 1584
<< < 1454 1455 1456 1457 1458 1459 1460 1461 1462 1463 1464 > >>

 

Exit mobile version