Tuuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax gacanta lagu gamay ahaansho.

Tuuran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rtay)

Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuuran

naatariyam-koloraydh | yoobsan | hiinraag | hiinraagid | karuuran | santuuran | tumbul | tuulan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg