Tuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.

Tuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.

Tuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.

Tuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax meel tubid. ld tuul².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuur

eebo | laabtuurle | laafyo | laancigaaleed | naatariyam-koloraydh | yoobsan | yoobso | aftuur | aftuur | aftuurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg