Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
xaqtamid  eeg xaqtan.
xaqtan   Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid.
xaquuq1  ld xaquuqid. xaquuq2   Wax faftimo leh simid. xaquuqan   Wax la xaquuqay ahaansho.
xaquuqato  ld xaqiiqato.
xaquuqid  eeg xaquuq². ld xaquuq¹.
xaquuqnaan  eeg xaquuqan. ld xaquuq-naansho.
xaquuqnaansho  ld xaquuqnaan.
xar  1. Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho. 2. Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta. 3. Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
xaraabad   Dagaal. ld xarbad, xarbi¹.
xaraar   1. Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii. 2. ld tarro. Dhagax-nuuradeed.
xaraar1  1. Dhadhan aan macayn. 2. Wallac. ld kharaar. xaraar2   Haweeney wallicid. xaraaraansho  ld kharaaraansho.
xaraarad  1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa-radow¹.
xaraaradoobid  eeg xaraaradow².
xaraaradow1  ld xaraarad. xaraaradow2   Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis. xaraari   1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
xaraarid  eeg xaraar².
xaraarin  eeg xaraari. ld kharaarin.
xaraaroowe  Geed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.
xaraarow   ld kha-raarow.
xaraarug1  Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad. xaraarug2   Nafley saka-raadid. xaraarugid  eeg xaraarug².
xaraash1  1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan. xaraash2   Badeeco qiimo jaban ku gadid. xaraashid  eeg xaraash².
page : 1536 of 1584
<< < 1531 1532 1533 1534 1535 1536 1537 1538 1539 1540 1541 > >>

 

Exit mobile version