Xaraarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa-radow¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraarad

haalaati | roobsugow | xaraaradoobid | xaraaradow | xaraaradow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg