qalbisamaansho ld qalbisamaan.
qalbisami ld qalbisamo, qalbisnaan.
qalbisamo Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.
qalbisamow Cid wax niyaddiisu fiicantahay noqosho.
qalbisan 1. Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan. 2. Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
qalbisnaan ld qalbisamaan.
qalbisnaansho ld qalbisamaan.
qalbixumaan eeg qalbixun. ld qalbixumaansho.
qalbixumaansho ld qalbixumaan.
qalbixume Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.
qalbixumeyn eeg qalbixumee.
qalbixumi ld qalbixumo.
qalbixumo Xumaan cidi uurka ku hayso.
qalbixumow Cid wax niyaddu ka xumaatay noqosho.
qalbixun 1. Cid tiiraanyo hayso ahaansho. 2. Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.
qalcad Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.
qalco ld qalcad.
qaldamid eeg qaldan¹.
qaldan1 1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho. qaldan2 1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan noqosho. qaldanaan eeg qaldan². ld qaldanaansho.
qaldanaansho ld qaldanaan.
qaldhac1 Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹. qaldhac2 Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax². qaldhacan ld qallacan.
qaldhacnaan ld qallacnaan.
qaldhacnaansho ld qallacnaan.
qaldheb 1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo). 2. (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
qaldhebid eeg qaldheb.
qaldhex -xey, -xday ld qaldheb.
page : 20 of 86
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>