Qaldan
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho.
Qaldan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaldan ↴
qaldamid | qaldanaan | qaldanaansho | qumman | tahantoog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg