Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
dowddar2  Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar². dowddarid  eeg dowddar². ld dawdarid.
dowddarnimo  Dowddar ahaansho. ld dawdarnimo.
dowlad  ld dawlad.
dowladnimo  ld dawladnimo.
dowli1  1. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹. dowli2  Ceel dowli ku shubid. ld dawli². dowlin  eeg dowli². ld dawlin, dawlis, dowlis.
dowlis  ld dowlin.
dowlodamiin  Ciyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Banaadir.
dowr1  1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin. dowr2  Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr². dowrid  eeg dowr². ld dawrid.
dowsar  Cayayaan yaryar oo geedaha iyo looxaanta daloosha oo cuna; xar.
doxore  Qof hadal badan, oo aan xikmad lahayn.
du  eeg duw.
dub1  1. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood. dub2  ld dib¹. dub3  (c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka. dub4  Hilib iwm dab ku solid. dub-sare  (c.nafl.) Sooloji ahaan lakabka ugu sareeya ee unugyada jidhka xayawaanka.
dub-soohdin  (fiis.) Lakab khafiif ah ee dareere oo ku samaysan oogada walax adke ah, taas oo dareeraha uu lakabku ka samaysanyahay uu socdo. Xoogga qalaad isjiidadka ayaa sababa in molikiyuulada dareeraha ee ugu dhow adkuhu ayna dhaqaaqin oo ay taagnaadaan, marka loo eego dareeraha ay ka midka ahaayeen.
dubaalad  Tidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha iwm oo marka la shido iftiin iyo olol bixiso; liifad.
dubaale  ld dube.
dubaaq  Garaad, maskax, xis. ld dibaaq.
dubaaqayn  eeg dubaaqee.
dubaaqee  Cid dubaaqo gaarsiin.
dubaaqo  Nabar weyn oo jirka gaaray.
dubaarad  Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.
dubaax  ld daabax¹.
page : 195 of 218
<< < 190 191 192 193 194 195 196 197 198 199 200 > >>

 

Exit mobile version